yaxuusow
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-soobay, -sowday)

Yaxuus noqosho (nin).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaxuusow

yaxuusoobid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaxuusow.

yaxuus [m.l]
Nin aad u gaboobay.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg