yaxyaxi
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-iyay, -isay)

Ka y.: khajil iyo xishood cid gelin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaxyaxi

yaxyax [m.l]
1. Xishood; sheex; xil ka bax. 2. ld yaxyaxid.

yaxyaxid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaxyax². ld yaxyax¹ (2).

yaxyaxin [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yaxyaxi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg