yaxyaxid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg yaxyax². ld yaxyax¹ (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yaxyaxid

yaxyax [m.l]
1. Xishood; sheex; xil ka bax. 2. ld yaxyaxid.

yaxyax [m.l]
1. Xishood; sheex; xil ka bax. 2. ld yaxyaxid.

yaxyax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Qof ceeb weyn dareemid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg