yuree
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-reeyay, -raysay)

Dugaag wax ka celin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yuree

yurayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yuree.

yur [Erey Dareen | Exclamation]
Erey xoog loo yiraahdo kolka bahal layska celinayo, si uu u joogsado.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg