yuub
(m.l) (-bab, m.l)

Wiilasha la gudo cadka laga gooynaayo; buuryo; beejo.

yuub
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

1. Wax soo tagid. 2. Wax istaajin. ld yuuc².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh yuub

yuuban [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-bnaa, -bnayd)
1. Wax soo taagan ahaansho. 2. Wax taagan ahaansho.

yuubid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
yuuc². ld yuucid.

yuubnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg yuuban. ld yuubnaan-sho, yuucnaan, yuucnaansho.

yuubnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld yuubnaan.

yuuc [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-cay, -cday)
ld yuub².

yuucan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-cnaa, -cnayd)
ld yuuban.

yuucid [m.dh]
ld yuubid.

yuucnaan [m.dh]
ld yuubnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg