Ciyaartii Finalka ee dhexmartay Faransiiska iyo Kuruweshiya waxey ku dhamaatay 4:2 waxaana ku guuleystay Faransiiska.

Kooxihii ku harey rubuc Finalka: Baraasiil, Uruguay, Iswiidhan, Ruushka, Beljim, Ingiriiska

Ereyga Maanta: qiyaasnaan
Maahmaahda Maanta: “Biya sar tegey waa la sugayaa”