Ereyga Maanta: caynaano
hiraanhir1  ld hiraahir¹. hiraanhir2  ld hiraahir². hiraanhirid  ld hiraahirid.
hiraanhirsan  ld hiraahirsan.
hiraanhirsanaan  ld hiraahirsanaan.
hiraanhirsanaansho  ld hiraahirsa-naan.
hirad  ld hirasho.
hirasho  eeg hiro. ld hirad.
hirgal  Hawl, shaqo iwm sidii loogu talaggalay u fulid.
hirgeli  Hawl, shaqo iwm sidii loogu talaggalay u fulin.
hirgelid  eeg hirgal.
hirgelin  eeg hirgeli.
hirid  eeg hir³.
hirig  Xidh, hawd, juq, jiq iwm oo marka la dhex maro, dadka iyo xoolaha maqaarkooda dhibaato soo gaarsiiya.
hirimaddubbe  Ciyaar hiddaha iyo dhaqanka ka mid ah, laga dheelo aroosyada laga ciyaaro degmada Boosaaso iyo agagaarkeeda.
hirimmaale  Nooc ciyaarta sayliciga ka mid ah, laga ciyaaro aroosyada lagana dheelo xeebaha badda cas. ld hiddiwaale, hiyiwaale (2).
hiriq  Cod lagu muujiyo hirqashada. Tus. “H. ka dheh”.
hirjab  Xeebta meesha hirka baddu ku baab'o.
hiro  Ku h./u h.: cabsi, baahi iwm cid ula tegid si kaalmo looga helo.
hirqad  ld hirqasho.
hirqan  Qof ama wax dheregsan ahaansho.
hirqanaan  eeg hirqan. ld hirqa-naansho.
hirqanaansho  ld hirqanaan.
hirqasho  ld harqasho.
hirqi  Qof wax ka dhergin. ld harqi (3).
hirqin  ld harqin.
hirqo  1. Biyo weel ka buuxsasho. 2. Cunto ama biyo si aad ah uga dhergid. ld harqo.
hirwo  Nooc ka mid ah ciyaaraha jaanta iyo jiibta leh oo dhaantada isku bahyihiin.
histeeriya  (daaw.) Xaalad cudur maskaxeed oo astaamaheeda ugu waaweyn ay ka mid yihiin caadifad aan dagganeyn kalahadal, duufsasho u dabacsanaan iwm.
histoogaraam  (xis.) Muujin garaafeedka ee 'data'kooxaysan, ama garaf bedeed leh ballacyo saamiggal la ah doorsoomaha ku yaalla dhidibka jiifa iyo rakaadyada ku yaalla dhidibka taagan.
page : 66 of 93
<< < 61 62 63 64 65 66 67 68 69 70 71 > >>