Ereyga Maanta: qar-iskaxoor
galoofoobid  ld galoofid.
galoofow  ld galoof².
galool1  1. Geed weyn, qaydarka la bah ah, laf adag, mayrax adag iyo asal wanaagsan leh. 2. Duub wareegsan oo liifad, tubaako iwm ka sameysan. 3. Xidid hab gaar ah loo wareejiyay oo sagaarada lagu dabo. galool2  1. Qayb ka mid ah mindhicirta nafleyda. 2. Qayb ka mid ah debinka ugaarta loo dhig. galool3  Xarig iwm dhawr jeer isku wareejin si duub looga dhig. galoolan1  Wax la galoolay noqosh. galoolan2  Wax la galoolay ahaansh. galoolid  eeg galool.
galoolmid  eeg galoolan.
galoolnaan  eeg galoolan². ld galoolnaansh.
galoolnaansho  ld galoolnaa.
galow1  Labka fiint. galow2  ld halow. galshaysad  ld galshaysash.
galshaysasho  eeg galshayso. ld galshaysad, galshays.
galshaysi  ld galshaysash.
galshayso  Galsho samaysash.
galsho  Ceel yar oo laga sameeyo ballida hareereheeda si biyuhu ugu miiraa.
galti  (galti/-iyo, m.dh) Qof tegay degaan uusan dhaqankiisa aqoo.
galtibbax1  ld galtibbixi. galtibbax2  Qof, degaan uu ku cusub yahay dhaqankiisa la qabsash. galtibbixi  Qof galtinimo ka saari.
galtibbixid  eeg galtibbax². ld galtibbax.
galtibbixin  eeg galtibbix.
galtimacruuf  Qof ismooda in uu ilbax yahay laakiinse aan ahay.
galtinnimo  Galti ahaansh.
galtiyad  Haweeney tagtay degaan aanay dhaqankiisa aqoo.
galuus  ld guluu.
galxiddigaale  Haro aad u weyn oo biyo badani ku jiraa.
gam  Cod lagu muujiyo qof ama wax dilidda. Tus. “G. ka sii”.
page : 27 of 102
<< < 22 23 24 25 26 27 28 29 30 31 32 > >>