Ereyga Maanta: qar-iskaxoor
gamaari  1. Wax dambas ka dhigid. 2. Wax si ba'an u gubi.
gamaarid  eeg gamaar². ld gamaar¹ (3.
gamaarin  eeg gamaar.
gamaayaysan  Qof gamaanyo hayso ahaansh.
gamaayaysnaan  eeg amaayaysan. ld gamaayaysnaansh.
gamaayaysnaansho  ld gamaayays naa.
gamas  Warmaha yaryar jaad ka mid ah; hooto, dhegley.
gamashi1  1. Xilliga naqu caddaado ee xooluhu caano yareeyo. 2. ld gamashiyi. gamashi2  Naq, waqti uu caddaaday gaari. gamashiyid  eeg gamashi². ld gamashi¹ (2).
gambad  ld gabbash.
gambalaali  1. Qalalaase. 2. Damaa- shaadka cid guul ku dhaadaneysaa sa- mays.
gambar  Shey ka samaysan afar lugood oo gaaban iyo maqaar isku haya, garbo lahayn oo lagu fadhiisto. ld gember, wamba.
gambaraash  Socod tartiib ah oo aan meel fog la gaareyn. ld gimbiraas.
gambasho  ld gabbash.
gambaysad  ld gambaysash.
gambaysan  Wax madaxa gambo u saarantahay ahaansh.
gambaysasho  eeg gambayso. ld gambaysad, gambays.
gambaysi  ld gambaysash.
gambaysnaan  eeg gambaysan. ld gambaysnaansh.
gambaysnaansho  ld gambaysnaa.
gambayso  Gambo madax saarash.
gambi1  ld gembiyi. gambi2  ld gembi. gambin  ld gembiyi.
gambis  ld gembiyi.
gambisan  ld gembisa.
gambise  ld gembis.
gambisnaan  ld gembisnaa.
gambisnaansho  ld gembisnaa.
page : 29 of 102
<< < 24 25 26 27 28 29 30 31 32 33 34 > >>