agoor Neef irmaan oo muddo badan la maalayey; dhaqayo.
agoornimo Agoor ahaansho.
agoosto Bisha siddeedaad ee sannadka miilaadiga ah.
agow Hadday u yaraato; xataa. Tus. “Agow ii ahaateenaa!”; “Agow roob di'i lahaayaa.”
agtag Wax meel jooga u dhowaansho.
agtegid eeg agtag.
aguug1 ld aguugid. aguug2 1. Cid, ceel, god iwm duugid. 2. Isku a.: dad yoobsan ahaansho. aguugan1 Wax la aguugay noqosho. aguugan2 Wax la aguugay ahaansho. aguugid eeg aguug². ld aguug¹.
aguugmid eeg aguugan¹.
aguugnaan eeg aguugan². ld aguugnaansho.
aguugnaansho ld aguugnaan.
ah1 (yahay, tahay; ahaa, ahayd) Wax xalaad ku sugnaansho. ah2 ld aah. ahaan eeg ah. ld ahaansho.
ahaansho eeg ahow. ld ahaan.
ahaateenaa “Ma wasiir baad noqotay?” “A.! Fiicnaan lahaydaa!”.
ahal ld ehel.
ahalo ld ehel.
ahalunnaar ld ahlunaar.
ahamiyad ld ahmiyad.
ahaw Wax xalaad ku sugan noqosho. ld ohow.
ahaysii Wax xalaad gaar ah ku sugid.
ahaysiin eeg ahaysii.
ahbal Nin aad u garasho yar; doqon; dabbaal.
ahbalad Haweenay aad u garasho yar, doqon; dabbaalad.
ahbalnimo Ahbal ahaansho.
ahbi ld abhi.
page : 33 of 75
<< < 28 29 30 31 32 33 34 35 36 37 38 > >>