Ereyga Maanta: qawadid
baadiyaysnaan  eeg baadiyaysan. ld baadiyaysnaansho.
baadiyaysnaansho  ld baadiyaysnaan.
baadiyee  Dad ama xoolo baadi ka dhigid.
baadiyoobid  eeg baadiyow.
baadiyow  Baadi noqosho.
baaf  Weel weyn oo bir ah una sameysan sida saxan oo dharka lagu dhaqo.
baafi  Baadi, dad badan weyddiin.
baafin  eeg baafi. ld baafis.
baafis  ld baafin.
baah1  ld baahid. baah2  War, cudur, daad iwm aad u faafid. baahan  1. Wax baahi hayso ahaansho (nafley). 2. U b.: wax wax u mucurtaysan ahaansho.
baahasho  eeg baaho².
baahawadaag  B. ah: dad iskaashi iyo wax wadaqabsi ka dhaxeeya.
baahayn  eeg baahee.
baahee  U b.: qof ama dad dhibaateysan hanti u uruurin.
baahi  U b.: war dad badan u sheegid.
baahi1  1. Dareen nafleyda ku dhaca marka ay muddo cunto moogaato; gaajo. 2. Xaalad cunto yari oo meel ka dhacda. 3. Dhibaato ay keento wax la aantooda. Tus. “Biixi lacag buu baahi u qabaa”. baahi2  U b.: cid in ay wax u baahato badid. baahid  eeg baah². ld baah¹.
baahillaawe  Qofka aan cidna u baahnayn; Alle.
baahin  eeg baahi². ld baahis.
baahirsaaf  ld baxarsaaf.
baahis  ld baahin
baahitir1  ld baahitirid. baahitir2  Cid baahi ka bi'in. baahitirid  eeg baahitir². ld baahitir¹.
baahnaan  eeg baahan. ld baahnaansho.
baahnaansho  eeg baahnow. ld baahnaan.
baahnow  U b.: qof baahan noqosho. Tus. “Ebedkiisa lacag ha u baahnaado, kolba anigu wax u diri maayo”.
page : 4 of 108
< 1 2 3 4 5 6 7 8 9 > >>