Ereyga Maanta: maneysi
fuud2   Hoore si tartiib ah uga dhergid. fuud-dhuug  Bushinta hoose meesheeda godan oo timaha yari ka baxaan.
fuudafuude   Digir fuud laga dhigay.
fuudi   U f.: cunto jilicsan si tartiib ah cid u siin.
fuudid  eeg fuud².
fuudin  eeg fuudi.
fuudsad  ld fuudsasho.
fuudsasho  eeg fuudso. ld fuudsad, fuudsi.
fuudsi  ld fuudsasho.
fuudsii   Nafley maraq cabsiin.
fuudsiin  eeg fuudsii.
fuudso   Si tartiib ah hoore u cabbid.
fuujis  Ceel cabbiddiisa marba cid ama koox loo daayo.
fuul   1. Wax kor u tafid. 2. Wax dushiisa ku boodid. 3. Haweeney kufsasho.
fuuli   1. Nafley meel aanay kori karin saarid. 2. Maxas gaadid ku qaadid. ld fuulsii, fuushii.
fuulid  eeg fuul. ld fuulis², fuullimaad, fuulmo.
fuulin1  eeg fuuli. ld fuulis¹, fuulsiin, fuushiin. fuulin2   Muruqa bawdada ragga. fuulis1  ld fuulin¹. fuulis2  ld fuulid. fuullaan  Aqoonta iyo isticmaalka fardaha iyo rakuub fuulidda.
fuullaandhaaf  F. ah: nin aad ugu xeel dheer fuulidda fardaha; fardadhaari.
fuullimaad  ld fuulid.
fuulmo  1. Galmo. 2. ld fuulid.
fuulsii   ld fuuli.
fuulsiin  ld fuulin¹.
fuundi   Nin xirfadda daaraha lagu dhiso yaqaan; wastaad.
fuundo  ld fuunto.
fuundoobid  ld fuuntoobid.
fuundow   ld fuuntow.
page : 72 of 73
<< < 67 68 69 70 71 72 73 >