Ereyga Maanta: maneysi
itataabin  ld itataabeyn.
itataabo  Waxtar; tural; dhimris; jimic; gargaar; tabantaabo; ititibo.
iter  (kiim.) Nooc iskudhis organig ah oo leh kooxda -O-. Iteryada fududi waxay leeyihiin naaneysta R-O-R', halkas oo R iyo R'ay yihiin kooxo alkayl ama arayl ah oo aan ahayn iskumid.
itifaaq  Heshiis la isku wada af-garto.
ititib  Xanaanaynta aad wax loo xunnaa-neeyo.
ititibi  Wax aad u xan-naanayn.
ititibin  eeg ititibi. ld ititibis.
ititibis  ld ititibin.
ititibsan  Wax la ititibiyay ahaansho.
ititibsanaan  eeg ititibsan. ld iti-tibsanaansho.
ititibsanaansho  ld ititibsanaan.
itixaad  Isutagga siyaasadeed, dhaqaale, iwm ee dhex mara laba dawlad iwm; midow.
itixaaman  ld imti-xaaman.
itixaamid  ld imtixaamid.
itixaan1  ld imtixaan¹. itixaan2  ld imtixaan². itixaanid  ld imtixaamid.
itixaannaan  ld imtixaannaan.
itixaannaansho  ld imtixaannaan.
ixsaan  Wanaag cid loo galo. ld isxaan.
ixtiraam1  Dareen xurmo iyo qaddarin leh oo cid loo muujiyo. ixtiraam2  Dareen xurmo iyo qaddarin leh cid u muujin. ixtiraamid  eeg ixtiraam².
iya1  ld iyada. iya2  ld iyaga. iyada  Magacuyaal tilmaama qofka saddexaad ee kelida oo dheddig ah (tan laga hadlayo ama wax laga qorayo). ld iya¹.
iyaga  Magacuyaal tilmaama qofka saddexaad ee wadarta ah (kuwa laga hadlayo ama wax laga qorayo). ld iya².
iyama  Waa kuwee?.
iyana  1. Magacuyaalka qofka saddexaad ee kelida ah oo ka kooban 'iya 1'iyo 'na 2'. 2. Magacuyaalka qofka saddexaad ee wadarta ah oo ka kooban 'iya 2'iyo 'na 2'.
iyo  Eray lagu xiriiriyo magacyo ama tixo. Tus. “Hilib iyo bariis”, “Inuu yimid iyo in kale soo hubso”.
page : 42 of 43
<< < 37 38 39 40 41 42 43 >