Ereyga Maanta: qawadid
laallaabnaan  ld laablaabnaan.
laallaabnaansho  ld laablaabnaan.
laallaabo  ld laablaabo.
laallaad1  Ka raaracidda wax meel sare ka raaracaan. laallaad2  Wax meel sare ka raaracid. laallaadi  Wax meel sare ka raaricin.
laallaadid  eeg laallaad². ld laalaadis².
laallaadin  eeg laallaadi. ld laallaadis¹.
laallaadis1  ld laallaadin. laallaadis2  ld laallaadid. laallaadsan  Wax meel ka lalmada ahaansho.
laallaadsanaan  eeg laallaadsanaan. ld laallaadsanaansho.
laallaadsanaansho  ld laallaadsanaan.
laalmid  eeg laalan¹.
laalnaan  eeg laalan². ld laalnaansho.
laalnaansho  ld laalnaan.
laaluush1  Lacag ama wax kale oo loo bixiyo ama loo qaato in arrin aan gar ahayn lagu fuliyo. laaluush2  Laaluush siin. laaluushad  eeg laaluusho.
laaluushan  Wax laaluush qaatay ahaansho.
laaluushid  eeg laaluush².
laaluushnaan  eeg laaluushan. ld laaluushnaansho.
laaluushnaansho  ld laaluushnaan.
laaluusho  Cid dani ku xirantahay laaluush siisasho.
laam  ld laan¹ (4).
laama  (c.nafl.) Naasley geela la bah ah oo aan kurus lahayn, lagana helo Ameerikada koofureed, leh sur dheer oo dhuuban, dhego dhaadheer iyo dhogor jilicsan, cufan oo dhaadheer oo la rarto, hilibkeedana la cuno, dhogorteedana dhar laga sameeyo.
laamaddoo  Lulmo darteed in yar indho isku qabasho.
laamaddood  eeg laamaddoo.
laamalloodshe  ld laamallooye.
laamallooye  (bot.) Geed laan kaliya ka kooban oo dheer, jirriddiisuna dhuubantahay, dushana had iyo jeer ku leh caleemo cagaaran. ld laamalloodshe.
page : 5 of 46
< 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 > >>