Ereyga Maanta: qawadid
naakhuude  Qof markab ama dooni madax ka ah.
naakhuudee  U n.: Si cid loo khiyaamo wax aanad ahayn iska yeel-yeelid.
naakhuudeyn  eeg naakhuudee.
naakirad  Naag sharcigu caddeeyay in ay ninkeeda caasi ku noqotay oo aan nin kale guursan karin. ld naakiro, naashiddo, naashiso, naashuusho.
naakiro  ld naakirad.
naakuuso  Xog yar oo laga helo arrin qarsoon.
naallee  Ku n.: 1. Farax iyo guul ku jirid. 2. Wax rajo ku eegid. ld naalloo.
naalleyn  eeg naallee. ld naallood.
naallo  1. Ladnaan xag dhaqaalo iyo caafimaad. 2. Yididdiilo wanaagsan.
naalloo  ld naallee.
naallood  ld naallayn.
naamuus1  ld maamuus¹. naamuus2  ld maamuus². naamuusid  ld maamuusid.
naamuusiyad  ld maamuusiyad.
naamuusjab1  ld maamuusjab¹. naamuusjab2  ld maamuusjab². naamuusjebi  ld maamuusjebi.
naamuusjebid  ld maamuusjebid.
naamuusjebin  ld maamuusjebin.
naanays1  Magac dheeri ah oo loo yaqaan qof, kaas oo aan ahayn magaciisa dhabta ah; koofaar. ld naynaas¹. naanays2  (kiim.)Hab loo qoro iskudhis kimikaad iyadoo la isticmaalayo summadaha atamyada ku jira. Hoosgalayaashu waxay u taaganyihiin tirada atamyada. Naaneys molikiyuulku waxay ku tustaa oo keliya nooca iyo tirada atamyada ah ee ku jira iskudhiska. Dhis naaneys molikuyuulkuna waxay muujisaa sida atammadu u ratibanyihiin. naanays3  1. Ku n.: qof magac dheeri ah oo aan kiisii dhabta ahaa ahayn u bixin. 2. Ku n.: cid falkeeda dhaliilid. ld naynaas². naanaysan  ld naynaasan.
naanaysid  eeg naanays³. ld naynaasid.
naanaysnaan  ld naynaasnaan.
naanaysnaansho  ld naynaasnaan.
naannaab1  ld naabnaab¹; naabnaabid. naannaab2  ld naabnaab². naannaabi  ld naabnaabi.
page : 3 of 35
< 1 2 3 4 5 6 7 8 > >>