qalcad
(m.dh) (-do, ml.)

Dhismo xoog badan oo dhagax ka samaysan oo waayadii hore cadowga laga geli jiray. ld calqad, qalco.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh qalcad

akrobalus [m.l]
(taar.) Qalcadihii ku yiil magaalooyinkii Giriiggii ee waqtiyadii hore.

calqad [m.dh]
ld qalcad.

qalco [m.dh]
ld qalcad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg