Ereyga Maanta: tiiqtiiqsasho
aawilid  ld awaalid.
aawin  eeg aawi. ld aawis.
aawis  ld aawin.
aawo  Erey aan keligii istaagin in qodob lahaansho lagu daro mooyee, sida: -diis, -deed, -dood iwm oo macnahiisu yahay qof ama wax dartood. Tus. “Cali, Caasha aawadeed ayuu halkan u yimid”. ld aw.
aayad  1. Akhriska ama qoridda quraanka inta u dhexeysa laba joogsi. 2. Wax aan hore loo arki jirin oo yaab leh; mucjiso.
aayakatalin  Ka tashiga cidi ka tashato mustaqbalkeeda wixii ay ka yeeli lahayd. ld aayakatashi.
aayakatashi  (siyaa.) Xaqa uu waddan u leeyahay waddan kale in uu kaga xoroobo waddan shisheeye ee haystay, una doorto dawladda uu rabo. ld aayakatalin.
aayar  Si deggan oo miyir leh. ld aad yar, aadyar.
aayatiin  Xaalad xumaan ama samaan leh oo ay cidi ku dambeyso; ciribdambeed. ld aayo¹.
aayaxumaan  eeg aayaxun. ld aayaxumaansho, aayaxumi, aayaxumo.
aayaxumaansho  ld aayaxumaan.
aayaxumi  ld aayaxumaan.
aayaxumo  ld aayaxumaan.
aayaxun  Cid aan aayo ficnayn ahaansho.
aaye  ld aayo².
aayid  eeg ay². ld aayis.
aayis  ld aayid.
aayo1  ld aayatiin. aayo2  1. Afo waxa ay u tahay carruurta ninkeedu ka dhalay naag kale. 2. Haweeney qof abtigii ama adeerkii qabo. 3. Qof waxa ay u tahay hooyadiis walaasheed; habaryar. ld aaye. aayodhiin  (kiim.) Curiye adke ah oo bida midabkiisuna yahay buluug madow kana tirsan haloojiinada (ururka VII ee tusaha kalgalka curiyayaasha).
aayon  ld ayoon.
aayoonayn  (kiim.) Habka soo saaridda ayoonnada.
aayoonka haydarojiin  eeg asiidh; PH.
ab1  1. Awoowyaashii hore oo laga soo jeedo. 2. Abkay ma arag: weligay ma arag. ab2  A.kay ma arag: weligay ma arag. ab'ogaa  Dad dalka gudihiisa weligii degganaa; aan gadaal ka imaad ahayn.
ab'orijinis  Dadka asal ahaan u deggan amase degganaan jiray gobol, gaar ahaanse waxaa lagu istimaalaa dadkii Ustraliya degganaan jiray intii aan caddaanku tegin; ab'ogaa.
abaab1  ld abaabid; abab¹; ababid. abaab2  ld abab². abaabi  ld ababi.
page : 8 of 1584
<< < 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 > >>