Ereyga Maanta: tiiqtiiqsasho
abaabid  eeg abaab². ld ababid. ld abaab¹, abaabis.
abaabin  ld ababin.
abaabis  ld Abaabid; ababid. ld ababis.
abaabul1  ld abaabulid. abaabul2  Si hannaan ama qaab habeysan leh dad u hawlgelin, arrin isku duwid, qabanqaabin. abaabulan  Wax la abaabulay ahaansho (hawl).
abaabule  Qof hawl qabanqaabiya; qabanqaabiye.
abaabulid  eeg abaabul². ld abaabul¹.
abaabulnaan  eeg abaabulan. ld abaabulnaansho.
abaabulnaansho  ld abaabulnaan.
abaad1  ld abaabid. abaad2  1. Ku a.: muddo dheer xaalad gaar ah ku sugnaan, ku waarid. 2. Duugoobid. abaadi  1. (f.g) Baadi goobisteed raajin. 2. (f.mg) Ku a.: wax xaalad gaar ah ku raajin. ld abaadsii.
abaadid  eeg abaad². ld abaad¹.
abaadin  eeg abaadi. ld abaadsiin.
abaadsii  ld abaadi.
abaadsiin  ld abaadin.
abaahi1  Isutagga awrka iyo hasha. ld abaahiyid. abaahi2  Hal kudid (awr). abaahin  eeg abaahi². ld abaahiyid.
abaahiqab  ld buudhqab.
abaahis  ld abaahiyid.
abaahiyid  ld abaahi¹, abaahin, abaahis.
abaaji1  Xoolo lumay oo waa dambe la tabay. abaaji2  Xoolo lumay waa dambe tebid. abaajiyid  eeg abaaji².
abaal  1. Samo cid loo galo. Tus. “Cali, abaal buu ii galay”. 2. Xasuusta wanaagsan ee la isaga hayo samo la isu galay. Tus. “Xasan, abaal baan u hayaa”.
abaalceli  U a.: abaal la isu galay gudid.
abaalcelin  eeg abaalceli. ld abaalcelis.
abaalcelis  ld abaalcelin.
page : 9 of 1584
<< < 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 > >>