Ereyga Maanta: qawadid
yeel5  1. Cid arrin ama wax kale ka aqbalid. 2. Kab go'day samayn. 3. Wax samayntooda ku kicid. yeelaal  1. Hab; farsamo; tab. 2. Laamo geed oo lagu xoojiyo wadaanta afkeeda.
yeelaali  Wax samayn ama hindisid.
yeelaalin  eeg yeelaali.
yeelan  Kab, wadaan iwm wax la sameeyey ahaansho.
yeelasho  eeg yeelo.
yeele  (nax.) Magaca waafaqsan qaab sarfeedka falka weerta; fale.
yeelid  eeg yeel5.
yeelin  eeg yeeli.
yeelnaan  eeg yeelan. ld yeelnaansho.
yeelnaansho  ld yeelnaan.
yeelo  1. Hanti ama wax kale lahaan. 2. Ku y.: dayn cid ku lahaan. 3. U y.: wax aad u danayn. 4. Kab iwm suun u samaysasho.
yeelsii  Cid arrin ama wax kale oggolaysiin.
yeelsiin  eeg yeelsii.
yeelyeel  Is y.: qof wax uusan ahayn iska dhigid.
yeelyeelad  ld yeelyeelasho.
yeelyeelasho  eeg yeelyeelo. ld yeel-yeelad.
yeelyeelid  eeg yeelyeel.
yeelyeelo  Cir in uu da'o u diyaar garoobid.
yeer1  Dhawaaq; cod. yeer2  1. U y.: cid u dhawaaqid si ay u timaaddo. 2. Nafley dha-waaqid. yeerasho  eeg yeero.
yeeri  1. Qalab muusiko ka dhawaajin. 2. U y.: cid wax ay qorto u akhri-yid.
yeerid  yeer². ld yeeris².
yeerin  eeg yeeri. ld yeeris¹.
yeeris1  ld yeerin. yeeris2  ld yeerid. yeero  U y.: cid wacasho.
yeersasho  eeg yeerso.
yeerso  Arday quraan qoranaaya aayadda uu marayo macallinka u sheegid si midda ku xigta loogu sheego.
page : 1580 of 1584
<< < 1575 1576 1577 1578 1579 1580 1581 1582 1583 1584 >