Ereyga Maanta: liifmid
aarnimo  Aar ahaansho.
aarsashaddoon  ld aardoon.
aarsasho  eeg aarso. ld aarsi.
aarsi  ld aarsasho.
aarso  Ka aa.: cid, cid kale oo waxyeello u geysatay ka gudasho.
aas1  1. Xabaalidda meydka; ld aasid. 2. Marka aasku madoobaado: waqtiga qorraxdu dhacdo ee iftiinkeeda la waayo; himhiimow, cilcillow. aas2  Wax dhulka ku xabaalid (dad dhintay); duugid. aasaas1  ld asaas¹. asaasid. aasaas2  ld asaas². aasaasan1  ld asaasan¹. aasaasan2  ld asaasan². aasaasi  ld asaasi.
aasaasid  ld asaasid.
aasaasmid  ld asaasmid.
aasaasnaan  ld asaasnaan.
aasaasnaansho  ld asaasnaan.
aasan1  Wax cidi aastay noqosho. aasan2  Wax la aasay ahaansho. aashuun  Weel tebedda u eg, dhoobo ka samaysan oo biyaha lagu shubto. ld ashuun.
aasid  eeg aas². ld aas¹.
Aasiya  Aasiya (Eeshiya Af-Ingiriis: Asia; Af-Carabi: آسيا; Listeni/ə[unsupported input]ˈeɪʃə/) waa qaarada ugu weyn Dhulka iyo tan ugu dadka badan leh, taasi oo dhacda meel u dhaxaysa dhamaan qaaradaha kale ee dhulka. Qaarada Aasiya waxay ku fadhidaa dhul baaxadiisu le'eg tahay 44,579,000 square kilometres (17,212,000 sq mi), taasi oo u dhiganta ilaa 30% dhulka Dunidan iyo 8.7% oogada sare ee meerahan. Intaas waxaa dheer, qaaradan waxaa ku dhaqan shacabka ugu badan ee aduunka.
aasmid  eeg aasan¹.
aasnaan  eeg aasan². ld aasnaansho.
aasnaansho  eeg aasnow. ld aasnaan.
aasnow  Wax aasmay noqosho.
aaway  Erey weyddiimeed, oo sida falka, mararka qaarkood, isu rogroga (sida dh.: awday, w.: aawaye) oo micnihiisu yahay “xaggee laga helaa?” “mee?”. ld aawaye, away, awday.
aawaye  ld aaway.
aawi  Wax ururin.
aawil1  ld awaal¹, awaalid. aawil2  Wax dhicitaankooda ama imaatinkooda filid. ld awaal².
page : 7 of 75
<< < 2 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 > >>