burursanaan eeg burursan. ld burursanaansho.
burursanaansho ld burursanaan.
burursasho ld burbursasho.
bururso ld burburso.
burush 1. Dheeraad. 2. ld buraash 1 (1).
buruud 1. Nasiib wacan. 2. ld burji. ld burad, buruuji.
buruudshiil1 Ka burji sarreynta qof, qof kale ka burji sarreeyo. buruudshiil2 Qof, qof kale burjigiisa jebin. buruudshiilid eeg buruudshiil².
buruuj ld buruud.
bus Boor; siigo.
busaambus Qaybaha jilicsan ee uu leeyahay neef.
busaarad Nolol gaajo, arrad iwm leh. ld busaaro.
busaaradeysan Wax busaarad hayso ahaansho.
busaaradeysnaan eeg busaradeysan. ld busaaradeysnaansho.
busaaradeysnaansho ld busaaradeysnaan.
busaaro ld busaarad.
busbus (daaw.) Cudur dadka ku dhaca oo oogada nabarro badan oo yaryari ka soo yaacaan qandhana leh.
buseel1 ld buseelid. buseel2 U b.: wax u hiloobid; tebid. buseelid eeg buseel². ld buseel¹.
bushaarad ld bishaaro.
bushaaro ld bishaaro.
bushi1 Cudur. bushi2 1. Cid shaki ku beerid. 2. Cid cudur ku ridid. bushi awaal Saadaal cudur.
bushin eeg bushi². ld burshin.
bushintuur1 ld burshintuurid. bushintuur2 ld burshintuur². bushintuurid ld burshintuurid.
page : 103 of 108
<< < 98 99 100 101 102 103 104 105 106 107 108 >