Ereyga Maanta: tefiir
buuri2  Qof ama wax cayilin, naaxin; wax weynayn. buurid  eeg buur³.
buurin  eeg buuri².
buuriyahan  1. Qof sigaarka aad u cabba. 2. Qof tubaakada cuniddeeda badsada.
buurnaan  eeg buuran. ld buurnaansho, buurni.
buurnaansho  ld buurnaan.
buurni  ld buurnaan.
buuro  Nafley mid kale si aan ogaan ahayn ugu dhicid; legdid.
buuro1  Nafley cayilid; weynaansho. buurqaaf  Wax dhib badan oo aan la dhaafi karin.
buuryaggoys  ld beejaggoys.
buuryaqab1  (buuryaqab/-byo, m.dh) Qof aan gudnayn. ld beejaqab. buuryaqab2  Gabar aan gudnayn. buuryo  Cadka ka lusha guska intiisa hore oo la gooyo marka la gudaayo wiilasha; yuub, qolof; balag. ld beejo.
buuryo-goys  ld beejaggoys.
buus  Wax diisid.
buusan1  Wax la diisay noqosho. buusan2  Wax la diisay ahaansho. buusbuus  Meelo badan isaga gudaceshan; diisdiis.
buushe  ld buunshe.
buusid  eeg buus.
buusmid  eeg buusan¹.
buusnaan  eeg buusan². ld buusnaansho.
buusnaansho  ld buusnaan.
buux1  1. B. ah: wax jilaysan. 2. ld buuxid. buux2  Wax muggiisa ama qaadkiisu ku jiraan noqosho. buuxdhaaf1  1. Wax muggooda, inta dheeraadka ku ah. 2. ld buuxdhaafid. buuxdhaaf2  Wax muggooda in ka badan lagu shubay noqosho. buuxdhaafi  Wax muggiisa in ka badan ku shubid.
buuxdhaafid  eeg buuxdhaafi². ld buuxdhaafi¹ (2).
page : 107 of 108
<< < 102 103 104 105 106 107 108 >