buuxdhaafin eeg buuxdhaafi. ld buuxdhaafis.
buuxdhaafis ld buuxdhaafin.
buuxi 1. Wax muggiisa ku shubid. 2. Kaalin maran gelid. 3. Foomka b.: shuruudaha warqad looga baahnaa meelaheeda bannaan ku qorid.
buuxid eeg buux². ld buux¹ (2).
buuxin eeg buuxi. ld buuxis (2).
buuxis 1. Afsaar. 2. ld buuxin.
buuxiye In yar oo caws ah oo lagu kordhiyo masayda marka ay isdhinto.
buuxsamid eeg buuxsan¹.
buuxsan1 Wax la buuxiyey noqosho. buuxsan2 Wax la buuxiyay ahaansho. buuxsanaan eeg buuxsan². ld buuxsanaansho.
buuxsanaansho ld buuxsanaan.
buuxsasho eeg buuxso.
buuxso 1. Wax muggiisa wax dhan ku shubasho ama ku qaadasho. 2. Foomka b.: warqad meela- heeda bannaan shuruudo looga baahnaa ku qorasho.
buxuur 1. Qof aqoon iyo garaad dheeraad ah leh; abwaan; mufti. 2. Koox daanyeero ah kan hoggaamiya..
page : 108 of 108
<< < 103 104 105 106 107 108