Ereyga Maanta: maneysi
baaddil  Wax aan xaq ahayn.
baaddilnimo   Baaddil ahaansho.
baaddiye  Berriga intaa aan magaalo ama tuulo ahayn.
baaderi  ld baadari.
baadi  1. (m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm. 2. Qof ka weecday waddada toosan.
baadibixiye  Qof baadida uu arko dhaqaaleeya oo dadkii lahaa ku sima.
baadibooliye  Qof baadida xalaaleysta.
baadicarar  Neef baadi ah oo reerihii uu la joogay ka carara.
baadid1  eeg baad². baadid2  eeg baad². baadiddoon1  1. B. ah: cid baadi luntay raadinaysa. 2. ld baadiddoonid. baadiddoon2  1. Raadin wax lumay la raadiyo. 2. Baadi raadin. ld baadiggoob². baadiddoonid  baadiddoonid m.f.dh eeg baadiddoon². ld baadiddoon¹ (2), baadiddoonis, baadiggoob¹, baad
baadiddoonis  ld baadiddoonid.
baadifad  Hanti la siiyo qof baadi sheega ama keena. ld baadifur.
baadifur  ld baadifad.
baadiggef1  Waayidda la waayo baadi la raadiyey. ld baadiggefid. baadiggef2  Baadi la raadiyey waayid. baadiggefid  m.f.dh eeg baadiggef². ld baadiggef¹.
baadiggoob1  ld baadiddoonid. baadiggoob2  ld baadiddoon². baadiggoobid  ld baadiddoonid.
baadiggoobis  ld baadiddoonid.
baadinnimo  Baadi ahaansho.
baadiqaris  Dad baadida soo gasha haysta oo aan sheegin.
baadisooc1  Sumad u gaar ah qof oo xoolihiisa ku astaysto. baadisooc2  Ka b.: qof, baadi xoolo ku jirta ka aqoonsasho. baadisoocid  eeg baadisooc².
baadiyayn  eeg baadiyee.
baadiyaysan  1. Wax la baadiyeeyey ahaansho (xoolo). 2. Wax dariiqa toosan ka leexday ahaansho (qof).
page : 3 of 108
< 1 2 3 4 5 6 7 8 > >>