Ereyga Maanta: maneysi
caallirsanaan  eeg caallirsan. ld caallirsanaansho.
caallirsanaansho  ld caallirsanaan.
caalqaadad  ld caalqaadasho.
caalqaadasho  eeg caalqaado. ld caalqaadad.
caalqaado  Arrin u hoggaansamid awood la'aan awgeed.
caalsaar1  Nuujinta neef irmaani uu nuujiyo canug uu dhalay oo meel ku xiran. ld caalsaarree (1). caalsaar2  Neef irmaan ilmihiisa oo meel ku xiran nuujin. ld caalsaaree (1). caalsaarad  ld caalsaarasho.
caalsaarasho  eeg caalsaaro. ld caalsaarad.
caalsaarayn  eeg caalsaaree. ld caalsaarays.
caalsaarays  ld caalsaarayn.
caalsaare  1. ld caalsaar¹. 2. Qori barta shiishka xabbad kor uga kaca.
caalsaaree  1. ld caalsaar². 2. Qori, xabbad barta shiishka kor uga qaadid.
caalsaarid  eeg caalsaar².
caalsaaro  Neef irmaan caalsaar samayn.
caalwaa1  1. Karti iyo xoog uu wax ku qabto la'. 2. ld caalwaayid. caalwaa2  Tabar iyo awood arrin wax lagaga qabto waayid. caalwaayid  eeg caalwaa². ld caalwaa¹ (2).
caam  C. ah: wax guud ahaaneed oo dad badan u dhexeeyo.
caambax  Ku c.: qof wax caan ku noqosho.
caambixid  eeg caambax.
caamnimo  Caam ahaansho.
caamo  1. Dad aan wax qori karin waxna akhrin karin. 2. Qof muslin ah oo diinta Islaanka aqoon badan u lahayn.
caan  C. ah: wax dad badani yaqaan.
caanacaso  Caano xoolaad ama haween oo aan nafaqo lahayn.
caanad  Lacag ka mid ah sarrifka rubbiyada oo qiimaheedu yahay toban senti.
caanaddiid1  1. C. ah: waqtiga barwaa- qada qofka caanaha dhami kari waayay, markay ku keliyaysteen. 2. ld caanadiidid. caanaddiid2  Waqti barwaaqo ah, caano dhami waayid. caanaddiidid  eeg caanaddiid². ld caanadiid¹ (1).
caanaddiiq1  Dad caanaha xoolaha suuqa u iib geeya. ld caanateel¹, caanateelley, caanooley (1).
page : 5 of 95
< 1 2 3 4 5 6 7 8 9 10 > >>