Ereyga Maanta: liifmid
caataysnaan  eeg caataysan. ld caataysnaansho.
caataysnaansho  ld caataysnaan.
caatee  ld caataysii.
caatibawaa  C. ah: caalwaa.
caato  1. Caataysnaanshada. 2. C. ah: nafley hilibka iyo baruurta jirkiisu yaryartahay. 3. Hilib aan dux lahayn.
caatoobid  eeg caatow². ld caatow¹.
caatow1  ld caatoobid. caatow2  1. Caato noqosho. 2. Wax dallan noqosho. caaw1  ld caw¹. caaw2  ld caw². caawa  1. Maalinta la joogo habeenka ku soo fool leh. 2. Habeenka markaa la joogo.
caawi  Cid kaalmo ama taageero u fidin. ld cawi.
caawimaad  ld caawino.
caawimid  ld caawinid.
caawimo  ld caawino.
caawin1  ld caawiyid. caawin2  Cid kaalmo ama taageero u fidin. caawinaad  ld caawino.
caawinid  eeg caawin². ld caawimid, cawimid, cawinid.
caawino  Deeq ama kaalmo loo fidiyo dad tabaalaysan. ld caawimaad, caawimo, caawinaad, cawimaad, cawimo.
caawis  ld caawiyid.
caawiyid  eeg caawi. ld caawin, caawis, cawin¹, cawis, cawiyid.
caay1  ld cay² (1). caay2  ld cay³. caayan  Wax, cay leh ahaansho.
caayanaan  eeg caayan. ld caayanaansho.
caayanaansho  ld caayanaan.
caayib  Qof caajis ah oo shaqada ka wahsada.
caayibnimo  Caayib ahaansho.
caayid  ld eeg cay³.
page : 10 of 95
<< < 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 > >>