Ereyga Maanta: dabakannaaxid
daandaamid  eeg daandaan². ld daandaan¹ (2).
daandaamin  eeg daandaami.
daandaan1  1. D. ah: nafley tabar daran oo dhaadhacaysa. 2. ld daandaamid. daandaan2  Tabardarro awgeed dhicdhicid. daandaansad  ld daandaansasho.
daandaansan  Wax wareersan ahaansho (nafley).
daandaansanaan  eeg daandaansan. ld daandaansanaansho.
daandaansanaansho  ld daandaan- sanaan.
daandaansasho  eeg daandaanso. ld daandaansad, daandaansi.
daandaansi  ld daandaansasho.
daandaanso  Si bareer ah qof u maagid; faduulin.
daandheero  Cudur geela ku dhaca oo ka dhasha ilig si xad dhaaf ah u dheeraada oo uu neefku calaliska ku dhibtoodo.
daanduumi  ld daadduumi.
daanduumid  ld daadduumid.
daanduumin  ld daadduumin.
daanduun1  ld daadduun¹. daanduun2  ld daadduun². daanduunshe  ld daadduunshe.
daanduunsii  ld daadduumi.
daanduunsiin  ld daadduumin.
daangee  Badar daango ka dhigid.
daangeyn  eeg daangee.
daangeysad  ld daangeysasho.
daangeysasho  eeg daangeyso. ld daangeysad.
daangeysi  ld daangeysasho.
daangeyso  Badar daango ka dhigasho.
daango  Galley ama messeggo la saloolay.
daanguur  Shimbir yar, bay ah, koox-koox u socota oo qodata gocosada iyo abuurka duugan.
daani1  1. (m.u) Cayayaan aad u yaryar, badarka gala oo bolol ka dhiga; suus. 2. D. ah: beydari aad toogta u yaqaan. daani2  Nin aan la gafin toogta wax uu nishaabo.
page : 8 of 218
<< < 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 > >>