Ereyga Maanta: fitaaxsanaansho
duudsi3  Xaq qof lahaa seejin. ld duudsii. duudsii  ld duudsi³.
duudsiin  ld duudsiyid.
duudsiyid  eeg duudsi³. ld duudsin.
duudso  1. Ilmo duud ku xambaarasho. 2. Biyo yar oo weel salkiisa ku jira ka shubasho.
duuf1  1. Hilib la nacay. 2. ld duufid. duuf2  1. Xaaraan; baqti; wax xun. 2. ld diif. 3. ld duufid. duuf3  Ku d.: cid si loola dagaallamo ku boodid. duuf4  Ka soo d.: soo farabbaxsasho (dagaal); weyrax. duufaan  Dabayl xoog leh, roob wadata oo waxyeello dhulka gaarsiisa.
duufaan-kulaalay  (juqr.) Gobol cadaadis hoose leh, dhulkeedu wuu yar yahay, laakiin waxay leedahay duufaan xoog leh, oo ka soo bilaabma gobollada kullalayda, runtii, waxay la mid tahay godan, laakiin way yartahay aadna way u xoog badantahay.
duufaan-onkodle  (fiis.) Duufaan maayado hawo sare oo xooggan leh, oo sameeya daruuro kumuloonimbas ah oo aad u kobocsan, oo leh dhibco aad u waaweyn, oo yeelan kara baraf dhagax ah, kolkaa danab qulqulka sameysmaa bhaliyo hillaacyo, iyo onkod ka dhashay fididda hawada kulka badan e hilaaca darteed.
duufid  eeg duuf². ld duuf¹ (2).
duufid1  eeg duuf². ld duuuf¹ (3). duuflaal1  1. Nin aan wax tashiilan. 2. Nin aan shaqayste ahayn. duuflaal2  Sabool noqosho (cid). duuflaalad  1. Naag aan wax tashiilan. 2. Naag aan shaqaysato ahayn.
duuflaalid  eeg duuflaal².
duuflaalnimo  Duuflaal ahaansho.
duufsad  ld duufsasho.
duufsad1  ld diifsasho. duufsamid  eeg duufsan¹.
duufsan1  Wax la duufsaday noqosho. duufsan2  Wax la duufsaday ahaansho. duufsanaan  eeg duufsan². ld duufsanaansho.
duufsanaansho  ld duufsanaan.
duufsasho  eeg duufso. ld duufsad, duufsi.
duufsasho1  ld diifsasho. duufsi  ld duufsasho.
duufsi1  ld diifsasho.
page : 215 of 218
<< < 210 211 212 213 214 215 216 217 218 >