Ereyga Maanta: maneysi
duwan  1. Ka d.: wax la duway ahaansho. 2. Kala d.: wax, wax kale aan la nooc ahayn ahaansho.
duwanaan  eeg duwan. ld duwa- naansho.
duwanaansho  eeg duwanow. ld duwanaan.
duwanow  Ka d.: wax aan wax kale la nooc ahayn noqosho.
duwasho  eeg duwo.
duwid  eeg duw.
duwo  Wax leexsasho (cid).
dux1  Dufan, dheef, shux. dux2  (baay.) Koox iskudhis oorgaanika ah oo laga helo noolayasha kuwaas oo aan ku milmin biyaha haseyeeshee ku milma milayaasha oorgaanikada sida koloorofoom, baasiin iwm. dux3  Laf iwm dufan dibadda u soo saarid. dux-foosfeyt  (kiim.) Dux ay ku jirto koox foosfeyt oo qayb muhiim ka ah molikiyuulka. Waxa laga soo dhiraan dhirriyey gilisarool ku dhegsan laba asiidh duxeed, koox foosfeyt iyo beys naytaroojiin. D.f.ku waa waxyaabaha ugu muhiimsan ee ay ka samaysanyihiin xuubabka unuggu.
duxi1  ld dixi. duxi2  Laf iwm dux ka dhalin. duxid  eeg dux³.
duxin  eeg duxi². ld duxis.
duxis  ld duxin.
duxsad  ld duxsasho.
duxsasho  eeg duxso. ld duxsad, duxsi.
duxsi  ld duxsasho.
duxso  Laf iwm dux ka miirasho.
page : 218 of 218
<< < 213 214 215 216 217 218