Ereyga Maanta: bedertami
furux2   Kala f.: murgacasho. ld furxo. furuxsan   Wax la kala furxiyey ahaansho.
furuxsanaan  eeg furuxsan. ld furuxsanaansho.
furuxsanaansho  ld furuxsanaan.
furxasho  ld furxid.
furxi   Laba xubnood oo is haaysta kala goyska ka kalabixin.
furxid  eeg furux². ld furxasho.
furxin  eeg furxi. ld furxis.
furxis  ld furxin.
furxo   ld furux².
fushad  eeg fusho.
fushade  1. Roob badan oo bartamaha guga da'a. 2. Xilli gu' bartankiis ah oo roob badani da'o.
fusho   1. Xoolo wabax ah ceel ka kaxaysasho. 2. Wax dani ku jirto qabsasho.
fushuqi   Maro si jugayn ah u dhiqid.
fushuqin  eeg fushuqi. ld fushuqis.
fushuqis  ld fushuqin.
fushuqsad  ld fushuqsasho.
fushuqsan   Wax la fushuqiyey ahaansho (dhar).
fushuqsanaan  eeg fushuqsan. ld fushuqsanaansho.
fushuqsanaansho  ld fushuqsanaan.
fushuqsasho  eeg fushuqso. ld fushuqsad, fushuqsi.
fushuqsi  ld fushuqsasho.
fushuqso   Maro si fushuqsi ah u dhaqid.
fusqi  ld fisqi.
fusuq  ld fisqi.
futaxumeeye  Surweel daba gaab ah.
futo  1. Afka malawadku ku dhammaado oo saxaradu ka baxdo. 2. Halka dhulka la dhigto marka dadku fariisanayo; sal.
futuux   Xilliga doonyuhu bilaabaan gooshidda oo ku beegan bisha oktoobar.
fuud  (cabbir cagood) Cabbir wax lagu cabbiro oo u dhigma yaardi saddex meelood loo qaybiyey meeshiis.
fuud1  Dhacaanka ka baxa hilib xoolaad ama mallay iwm. oo biyo lagu kariyey; maraq.
page : 71 of 73
<< < 66 67 68 69 70 71 72 73 >