Ereyga Maanta: maddooyamaddooyo
fadhiisasho  ld fariisasho.
fadhiisi  ld fariisi.
fadhiisin1  ld fariisin¹. fadhiisin2  ld fariisin². fadhiiso  ld fariiso.
fadhin  ld fadhiyid.
fadhiyid  eeg fadhi². ld fadhi¹, fadhin.
fadiil  Liifad.
fadiilad  Wax dar Ilaah lo bixiyo; sadaqo. ld fadiilo.
fadiilo  ld fadiilad.
fadli1  ld falli. fadli2  ld fadallee. fadlin  ld fadallayn.
fadqalal  Ficil rabsho badan iyo buuq iwm oo si wadajir ah, ay sameeyaan dad badan gaar ahaana meel fagaara ah.
fadqalallayn  eeg fadqalallee.
fadqalallee  Fadqalallo samayn.
fadqalallo  Qasidda meel xasilloonideeda iyo nabaddeeda la qaso; arbushid; rabsho.
faduul  Maag, daandaansi.
faduuli1  F. ah: qof wax aan loo dirsan ama aan raalli looga ahayn ama aan daniba ugu jirin, iska dhexgala; aabi iyo faduul badan. faduuli2  Cid faduul ku samayn. faduulin  eeg faduuli². ld faduulis.
faduulis  ld faduulin.
fag1  F. dheh: orod. fag2  Dhul si aan dheereyn u qodid. fagaag  Meel bannaan oo degaan ama aqal hortiis ah.
fagaaragee  Wax meel fagaare ah ku soo bandhigid.
fagaarageyn  eeg fagaaragee.
fagaarayn  eeg fagaaree.
fagaare  Meel dad badani isugu soo baxay oo ciyaar iwm lagu hayo.
fagaaree  U f.: fagaare u samayn.
page : 10 of 73
<< < 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 > >>