Ereyga Maanta: fitaaxsanaansho
fagaas  Bir ama qori la geliyo afka fardaha iyo baqlaha marka la xakamaynayo.
fagagsi  ld tagagsi.
fagal  ld fadal.
fagan  1. Wax qodmay noqosho. 2. Wax duugoobay noqosho.
fagasho  eeg fago.
fagax  1. Orodka ugu dhaqsaha badan ee nafleydu samayso. 2. Orod ka mid ah ciyaraha fudud ee lagu tartamo oo ah 100 m.
fagid  eeg fag². ld fagis.
fagiiji  Ku f. indhaha: libiqsi la'aan indhaha wax ku eegid.
fagiijin  eeg fagiiji. ld fagiijis.
fagiijis  ld fagiijin.
fagis  ld fagid.
faglayn  ld fadallayn.
faglee  ld fadallee.
fagmid  eeg fagan.
fago  Qof iskiis wax u qodasho.
fahamsan  Qof wax gartay ahaansho. ld fahnsan.
fahamsanaan  eeg fahamsan. ld faham- sanaansho, fahansanaan, fahan- sanaansho.
fahamsanaansho  ld fahamsanaan.
fahamsii  Qof wax ka dhaadhicin. ld fahansii.
fahamsiin  eeg fahamsii. ld fahamsiis, fahansiin, fahansiis.
fahamsiis  ld fahansiin.
fahan  Wax garasho.
fahansan  ld fahamsan.
fahansanaan  ld fahamsanaan.
fahansanaansho  ld fahansanaan.
fahansii  ld fahamsii.
fahansiin  ld fahamsiin.
fahansiis  ld fahamsiin.
fahle  Socod xarrago ku jirto.
fahlee  Socod xarrago leh socosho.
page : 11 of 73
<< < 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 > >>