Ereyga Maanta: maneysi
faalle  ld faallo.
faallee  Faallo wax ka bixin.
faallo  Faahfaahin lagaga hadlayo dhacdo, meel, wax iwm. ld faalle.
faalloo  Ka f.: wax faallo ka bixin.
faallood  eeg faalloo.
faalmid  ld falmid.
faalshow  ld faalallow.
faaltow  1. Markab aan waqti u go'an lahayn oo kolkuu imaanayo iyo mar kale la kala aqoon. 2. Qof dawdar ah oo hadba meel aan laga filayn taga. 3. Dibi banjoog ah.
faalug  ld faalig.
faalugid  ld faaligid.
faambi1  1. Si aan habboonayn oo wax loo cuno. 2. Qasidda wax nidaamsan la isku qaso. ld faambiyid. faambi2  1. Si aan habboonayn wax u cunid. 2. Wax nidaamsan isku qasid. faambin  ld faambiyid.
faambiyid  eeg faambi². ld faambi¹, faambin.
faan1  Hadal aan dhab ahayn oo cid lagu ammaano. faan2  1. Ilig dheer. 2. Foolasha maroodiga ee dhaadheer midkood. faan3  Hadal aan dhab ahayn isku ammaanid. faanfaan1  1. Fal kibir ku jiro oo cid muujiso si loogu ammaano. 2. ld faan- faanid. faanfaan2  Fal kibir ku jiro muujin si loogu ammaano. faanfaanid  eeg faanfaan². ld faanfaan¹ (2).
faani  Faan ka sheegid.
faanid  eeg faan³.
faanin  eeg faani. ld faanis.
faanis  ld faanin.
faansan  La ammaanay ahaansho (qof).
faansanaan  eeg faansanaan. ld faan- sanaansho.
faansanaansho  ld faansanaan.
faantax  ld fantax.
faanto  Xaar lo'aad oo qoyan.
faanuus  ld feynuus.
page : 4 of 73
< 1 2 3 4 5 6 7 8 9 > >>