Ereyga Maanta: codlaawe
gaashaambuuraysasho  eeg gaashaambuurayso. ld gaashaambuuray-sad, gaashaambuuraysi, gaashaam- buursasho.
gaashaambuuraysi  ld gashaambuuray- sasho.
gaashaambuurayso  Cid gaashaambuur la noqosho. ld gaashaam- buurso.
gaashaambuursad  ld gaashaam- buuraysasho.
gaashaambuursasho  ld gaashaam- buuraysasho.
gaashaambuursi  ld gaashaambuur- aysasho.
gaashaambuurso  ld gaashaambuurayso.
gaashaamnaan  eeg gaashaaman.
gaashaamo  Ka g.: wax soo socda waxyeeladooda ka tabaabushaysasho.
gaashaan  Qalab bir ama harag adag ah, oo looga gabbado riddada warmaha, fallaaraha iwm.
gaashaandaduur  Difaac. ld gaashaan- daduurid.
gaashaandaduurid  ld gaashaan- daduur.
gaashaandhig1  1. Quwadda dal u qaabbilsan in ay ka difaacdo cadowga dibadda. 2. ld gaashaandhigid. gaashaandhig2  U g.: wax iska daaficid. gaashaandhigid  eeg gaashaandhig². ld gaashaandhig¹ (2).
gaashaanle  1. Darajada ciidan oo u dhexeysa dhamme iyo gaashaanle-dhexe. 2. Biciid lab oo haraggiisa laga sameeyn karo gaashaan.
gaashaanqaad  Qof qaangaaray oo dagaal ka qaybgali karo. ld gaashaanxajis.
gaashaanxajis  ld gaashaanqaad.
gaashgaash  Majabbaxsi.
gaashi  Bar weyn oo midab ah oo ku taal neef xoola ah oogadiisa. ld gaasho, geesho.
gaasho  ld gaashi.
gaasir1  Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisu aannu dhammayn. gaasir2  Wax, miisaankiisa ama cabbirkiisa wax ka dhimid. gaasiran1  Wax gaasir ah noqosho. gaasiran2  Wax gaasir ah ahaansho. gaasirid  eeg gaasir².
gaasirmid  eeg gaasiran¹.
gaasirnaan  eeg gaasiran². ld gaasirnaansho.
gaasirnaansho  ld gaasirnaan.
gaastarig-cariye  (c.nafl.)Hormoon laga sameeyo qaybta xiidmaha ugu xigta ee caloosha. Soo deyntiisa waxaa fududeeya cunnada caloosha soo gasha; dhiigga ayuu raaca wuxuu fududeeya soo deynta dheecaanka caloosha.
page : 8 of 102
<< < 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 > >>