Ereyga Maanta: sargadayn
gabaaddiir  1. Meel dhibaato saameysay oo aan dad iyo duunyo ku noolayn. 2. Dhibaato weyn. ld gabaahiir, gaabahiiro.
gabaahiir  ld gabaaddiir.
gabaahiiro  ld gabaaddiir.
gabaaraggeddi1  1. Gadgeddoonka wax marar badan oo isku xiga sameeyaan. 2. ld gabaaraggeddin. gabaaraggeddi2  Wax dhawr jeer oo isku xiga dabageddin. gabaaraggeddin  gabaaraggeddi². ld gabaaraggeddi¹ (2).
gabaaran  ld gabran.
gabaarasho  ld gabrasho.
gabaarnaan  ld gabranaan.
gabaarnaansho  ld gabranaan.
gabaaro  ld gabro.
gabaayoox  ld gabayre.
gabac1  Hodmid meel ama wax lagu hodmo. gabac2  Hawl, arrin iwm hodid. gabaddanaysan  Wax dhaxan badani hayso ahaansho.
gabaddanaysnaan  eeg gabaddanaysan. ld gabaddanaysnaansho.
gabaddanaysnaansho  ld gabaddan- aysnaan.
gabaddano  Dhaxan badan oo dabayl wadata; dayradhaaf.
gabaddanoo  Gabadano dareemid.
gabaddanood  eeg gabadanoo.
gabadh  ld gabar².
gabaggabee  Wax gabagabo ku samayn. ld gebagebee.
gabaggabeyn  eeg gabagabee. ld gebaggebeyn.
gabaggabeysan  Wax la gabagabeeyay ahaansho. ld gebagge- beysan.
gabaggabeysnaan  eeg gabagga- beysan. ld gabaggabeysnaansho, gebaggebeysnaan.
gabaggabeysnaansho  ld gabagga-beysnaan.
gabaggabo  1. Dhac weyn. 2. Dhameystirka lagu sameeyo hawl, arrin iwm. ld gebaggebo.
gabal  ld gobol.
gaban1  1. Inan yar. 2. Deero yar oo lab ah. 3. G. ah: wax tiro yar. ld gibin¹, gifin¹. gaban2  1. Gabar yar. 2. Deero yar oo dheddig. ld gibin², gifin². gabar lg1 (-bray, -bartay; -bri) 1. (f.g) Cid wax khayaanid. 2. (f.lg) Wax badan meel isugu keenid.
page : 10 of 102
<< < 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 > >>