Ereyga Maanta: liifmid
guuraysiin  eeg guuraysii. ld guureggelin.
guurdoon  1. Qof in uu guursado diyaar u ah. 2. Qof gaaray da'dii lagu guursan lahaa.
guure  Socodka habeenkii la socdo. ld guureggal¹.
guuree  Habeen socosho. ld guureggal².
guureggal1  ld guure. guureggal2  ld guuree. guureggeli  ld guuraysii.
guureggelid  ld guurayn.
guureggelin  ld guuraysiin.
guurgal  Gabar gaartay da'dii ay guri iyo nin ku hanan lahayd.
guuri  1. (f.g) Aroos gelbin. 2. (f.g) Qoraal meel kala ku naqilid. 3. (f.mg) U g.: wiil ama gabar u aroosin.
guurid  eeg guur². ld guuris².
guurin  eeg guuri. ld guuris¹.
guuris1  ld guurin. guuris2  ld guurid. guuroobid  eeg guurow².
guurow1  Qayb ka mid ah maansada oo gabayga la miisaan ah. guurow2  Guurow tirin. guurre  Orod gaaban; rucle.
guurree  1. (f.g) Cid hagardaamayn. 2. (f.mg) Rucleyn (orod).
guurreyn  eeg guurree.
guurro  Hagardaamo; luggooyo.
guursad  ld guursasho.
guursasho  guurso. ld guursad, guursi.
guursi  ld guursasho.
guursimo  G. ah: naag ku jirta ayaamihii hore ee guurka.
guurso  1. Naag ama nin xiriir guur cid la samaysasho. 2. Qoraal meel ku qoran meel kale ku naqilasho.
guurti  Guddi; ikhyaar; duqow.
guurto  1. Hantida qaybaheeda la rari karo, sida xoolaha nool. 2. G. ah: reer miyi xoolo dhaqato ah oo hadba meeshii deegaan leh u guura.
guuto  1. Qaybaha ciidamadu u qaybsanyihiin mid ka mid ah oo gaasna ka yar, ururna ka badan. 2. Dad badan oo wadajira.
page : 101 of 102
<< < 96 97 98 99 100 101 102 >