Ereyga Maanta: maneysi
guux1  1. Cod weyn oo cunaha awr, goray iwm ka soo baxa. 2. Codka matoorrada. 3. Cudur geela cunaha ka barariya. 4. ld guuxid. guux2  1. Cod weyn sameyn (awr, goray iwm). 2. Matoor cod samayn. 3. U g.: wax u riyaaqid. guuxaweyn  Qoorta geela inteeda hoose.
guuxid  eeg guux². ld guux¹ (4).
guuxo  Cune; doobbo.
guuyo  1. Maal, xoolo. 2. Nooc sagaarada ka mid ah. 3. Nafley gaaban oo tabar yar. ld guunyo.
guwaaniin  (baay.) Mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan beysaska nukliyootaydhada iyo asiidh bu'eedyada DNA iyo RNA. Waxa laga soo dhiraan dhirriyey buurin.
guxud  ld goxod.
guxuuman  ld gamuuxan.
guxuumid  ld gamuuxid.
guxuumnaan  ld gamuuxanaan.
guxuumnaansho  ld gamuuxnaan.
guxuun1  ld gamuux¹. guxuun2  ld gamuux². guxuushaa  Nin aad u da'weyn.
page : 102 of 102
<< < 97 98 99 100 101 102