Ereyga Maanta: biqil
hunguriweyn  Qof dhuuni ah ahaansho.
hunguriweynaan  eeg guriweyn. ld hunguriweynaansho, hunguriweyni.
hunguriweynaansho  ld hunguri-weynaan.
hunguriweyne  Qof dhuuni ah.
hunguriweyni  ld hunguriweynaan.
hungurixume  Qof dhuuni ah.
hungurixumo  Si xun oo wax loo doono.
hunguriyee  Wax damcid.
hunguriyeyn  eeg hunguriyee.
hunguriyoo  U h.: wax damcid (qof).
hunguriyood  eeg hunguriyoo.
hunnati  1. Sun qatar ah. 2. Waxmatare.
hunnuhunnu  1. Hadal hoos loo yiri oo aan si wacan loo maqlayn. 2. War aan la hubin.
hunqaac  Mantagid.
hunqaaci  Qof mantajin.
hunqaacid  eeg hunqaac.
hunqaacin  eeg hunqaaci.
hunqaaco  Matag.
hunri  Kulayl badan ee qorraxeed.
hunug  ld honog².
hunyuc1  ld huyuc¹. hunyuc2  ld huyuc². hunyucsad  ld hunyucsasho.
hunyucsan  ld huyucsan.
hunyucsanaan  ld huyucsanaan.
hunyucsanaansho  ld huyucsanaan.
hunyucsasho  eeg hunyucso. ld hunyucsad, hunyucsi.
hunyucsi  ld hunyucsasho.
hunyucso  Wax meel ku huursasho.
huq  1. Dareen xooggan oo murugo leh. 2. Uurkutaallo.
page : 88 of 93
<< < 83 84 85 86 87 88 89 90 91 92 93 >