Ereyga Maanta: liifmid
jowrfal2  ld jawrfal². jowrfaleen  ld jawrfaleen.
jowrfalid  ld jawrfalid.
jowrid  ld jawrid.
jows  ld jaws.
joxoof  Oday da'weyn oo xooggan.
joxor  ld johor².
ju'i  ld tu'i.
ju'in  ld tu'in.
jubbad  Dhar culus oo raggu qaarka sare ka gashado oo gacmo dhaa-dheer iyo jeebab leh; koor; koodh.
juc  Faro jimcid.
jucasho  eeg juco.
juci  Faro iwm juc ka siin.
jucid  eeg juc.
jucin  eeg juci. ld jucis.
jucis  ld jucin.
juco  Faro jimicsasho.
judbid  eeg judub².
Judhiiba  Markiiba.
judub1  Gacanta oo faruhu duubanyihiin oo inta kor loo qaado si xoog leh wax loogu dhufto; tantoonyo. judub2  Faraha gacanta oo duuban si xoog leh wax ugu dhufasho. jufee  1. Meel daloosha wax ku gufayn. 2. Samayo waran jufo gelin. ld jifee.
jufeyn  eeg jufee. ld jifeyn.
jufis  Beer masaar caws kaga falid.
jufo  1. Bir dhuuban oo gadaal uga jirta samayada waranka. 2. Bir goobaaban oo bakooradaha salka laga geliyo.
jug  1. (sh.r) Nabar, ay waxa gammuuxani geystaan. 2. (sh.r) Wax qarxay ama si xoog leh meel ugu dhacay, sanqadhooda. 3. J. ah: haad fas badan laga hayo (turub).
jugee  1. ld jukee. 2. Turub iyadoo la muujinayo in haad fas badan laga haayo bad ku dhufasho.
jugeyn  eeg jugee. ld jugeys, jukeyn, jukeys.
jugeys  ld jugeyn.
jugeysad  ld jugeysasho.
page : 49 of 53
<< < 44 45 46 47 48 49 50 51 52 53 >