Ereyga Maanta: hiilley
juuqjuuq1  1. Hadal cilaaq ah oo dad dhex mara. 2. ld juuqjuuqid. juuqjuuq2  Cid la cilaaqtamid. juuqjuuqid  eeg juuqjuuq². ld juuqjuuq¹ (2).
juuri  J. ah: maro aan qiime badan lahayn xag tayo.
page : 53 of 53
<< < 48 49 50 51 52 53