Ereyga Maanta: saddex-madaxle
jafnaansho  ld jafnaan.
jafni  ld jafnaan.
jafo  1. Qolof, jilif iwm geed ka goosasho. 2. Gogol boor ka duulin.
jagaf  1. Weel sida badan bir ama caag ka samaysan oo qashinka lagu qaado. 2. Qalabka guriga la dhigo ama laga sameeyo oo baalid ah.
jago  1. Meel bannaan oo aan weli degaan laga dhigin. 2. Heer darajo oo shaqo.
jaguug  Xoolo ama qof madax adag oo hoggaamintiisu ay dhib badan tahay.
jaguugnimo  Jaguug ahaansho.
jahaad1  (dii.) Dagaal loo galo difaaca iyo fidinta diinta Islaamka. ld jihaad¹. jahaad2  (dii.) Difaaca iyo fidinta diinta islaamka ku dagaallamid. ld jihaad². jahaadid  eeg jahaad². ld jihaadid.
jahad  ld jahasho.
jahannamo  Magacyada naaraha mid ka mid ah.
jahasho  eeg jaho. ld jahad, jihad, jihashi.
jahawareer1  ld jaahwareerid. jahawareer2  ld jaa-hwareer². jahawareeri  ld jaah-wareeri.
jahawareerid  ld jaahwareerid.
jahawareerin  ld jaahwareerin.
jahawareersan  ld jaahwareersan.
jahawareersanaan  ld jaahwareer-sanaan.
jahawareersanaansho  ld jaahwa-reersanaan.
jahayn  eeg jahee. ld jahays, jihayn, jihays.
jahays  ld jahayn.
jahaysad  ld jahaysasho.
jahaysan  Wax la jaheeyey ahaansho. ld jihaysan.
jahaysasho  eeg jahayso. ld jahaysad, jahaysi, jihaysad, jihaysasho, jihaysi.
jahaysi  ld jahaysasho.
jahaysii  Nafley qiblada u jeedin. ld jihaysii.
jahaysiin  eeg jahaysii. ld jihaysiin.
jahaysnaan  eeg jahaysan. ld jahaysnaansho, jihaysnaan, jihays-naansho.
page : 9 of 53
<< < 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 > >>