Ereyga Maanta: joohaar-bibiish
kabaraadis  ld kabaraadid.
kabardillaacsasho  eeg kabar-dillaacso. ld kabardillaacsi.
kabardillaacsi  ld kabardillaacsasho.
kabardillaacso  Duleelka beejada weynaan.
kabare  ld kabaro.
kabaro  1. Ganasade awr wax ku safrista; oo cidaha miyiga la guura. 2. Hanti yar oo la siiyo qof ganacsi loo abbaansado.
kabarray  Nooc shinbiraha ka mid ah oo aan duulimaad badneyn, abuurka beertana la baxda. Midab bey ah leh oo hilibkeeda la cuno. ld barakadley.
kabash-kabash  Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto oo loo socdo. ld kabax-kabax.
kabash-kabashlayn  eeg khabash-kabashlee. ld kabax-kabaxlayn.
kabash-kabashlee  Si dhakhso ah oo kala daadsanaani ku jirto u socosho. ld kabax-kabaxlee.
kabasho  eeg kabo.
kabasiib1  1. (-byo, m.dh) Tuug aan waxba reebin. 2. (-byo, m.dh) Kaballeef. 3. ld kabasiibid. kabasiib2  Cid xadid iyadoon waxba lagu reebin; mooradduug. kabasiibid  eeg kabasiib². ld kabasiib¹ (3).
kabatol  ld kabatole.
kabatole  1. Qofka kabaha tola. 2. ld kabatol. Qalabka kabaha lagu tolo mid ka mid ah, oo mudaa weyn u eg.
kabawaar1  ld kabawaarid. kabawaar2  Roob da'ayey joogsasho. ld kawaweer². kabawaari  Roob da'aya joojin (Ilaah).
kabawaarid  eeg kabawaar². ld kabawaar¹, kabawaaris, kawaweer¹, kawaweerid.
kabawaarin  eeg kabawaari.
kabawaaris  ld kabawaarid.
kabawaaro  Joogsashada roob da'ayaa qayoodo. ld kabawaarid.
kabax  Meel ciidda laga qaado si ceel iwm looga dhigo.
kabax-kabax  ld kabash-kabash.
kabax-kabaxlayn  ld kabash-kabash-layn.
kabax-kabaxlee  ld kabash-kabashlee.
kabaxow  Neef xoolo ah oo aad u gaboobay.
kabay  1. Kabjad. 2. Qalab nafley jabtay lagu kabo.
kabayn  eeg kabee.
page : 8 of 73
<< < 3 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 > >>