Ereyga Maanta: liifmid
kabbaqable  K. ah: shaah, fuud iwm oo aan kululayn, si fiicanna loo kabban karo; qandac; kuljiir. ld kabbaquble.
kabbaqablee  Dareere si aayar ah u cabbid. ld kabbaqublee.
kabbaqableyn  eeg kabbaqablee. ld kabbaqubleyn.
kabbaqableysasho  eeg kabbaqabley-so. ld kabbaqableysi, kabbaqubleysasho, kabbaqubleysi.
kabbaqableysi  ld kabbaqableysasho.
kabbaqableyso  Caano, fuud, shaah iwm aan kululayn kabbasho. ld kabbaqubleyso.
kabbaqublaysi  ld kabbaqableysasho.
kabbaquble  ld kabbaqable.
kabbaqublee  ld kabbaqablee.
kabbaqubleyn  ld kabbaqableyn.
kabbaqubleysasho  ld kabbaqabley-sasho.
kabbaqubleyso  ld kabbaqableyso.
kabbasho  eeg kabbo².
kabbax1  K. ah: nafley cudur ku dhacay kana bogsootay oo jirkeedu sameystay difaac. kabbax2  (daaw.) Xaaladda aanu xayawaanku u nuglayn caabuqa kaga yimaada noolayaasha cudurrada dhaliya ama waxyeellada ka soo gaadhi karta suntooda; kabbaxu waxa uu ku xidhanyahay marka ay dhiigga ku jiraan lid jidh-galayaal iyo unugyada cad-cadi (limfosayto) kuwaas oo soo saara jawaabis kabbaxeed. kabbaysad  ld kabbaysasho.
kabbaysasho  eeg kabbayso. ld kabbaysad, kabbaysi.
kabbaysi  ld kabbaysasho.
kabbayso  Dareere kabbo-kabbo u cabbid.
kabbi  Caano iwm cid hal kabbo ka siin. ld kebbi.
kabbin  eeg kabbi. ld kabbis¹, kebbin, kebbis¹.
kabbis1  ld kabbin. kabbis2  ld kebbis². kabbisan  ld kebbisan.
kabbisid  ld kebbisid.
kabbisii  Cid caano iwm in uu kabbado u oggolaansho. ld kebbisii.
kabbisiin  eeg kabbisii. ld kebbisiin.
kabbisnaan  ld kebbisnaan.
kabbisnaansho  ld kebbisnaan.
kabbo1  1. Caano, biyo iwm in cantuugo ka yar oo kol afka lagu qaado. 2. Qasac yar oo lagu cabbiro, saliid, gaas iwm.
page : 9 of 73
<< < 4 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 > >>