Ereyga Maanta: maneysi
laablaabasho  eeg laablaabo. ld laablaabad, laallaabad, laallaabasho.
laablaabid  eeg laablaab². ld laallaabid.
laablaabmid  eeg laablaaban¹. ld laallaabmid.
laablaabnaan  eeg laablaaban². ld laablaabnaansho, laallaabnaan, laallaabnaansho.
laablaabnaansho  ld laablaaban.
laablaabo  1. Wax isku dubbaridasho. 2. Wax xeeladayn. 3. Wax ka warwareegid. ld laallaabo.
laablakac  Fal fiirsi la'aan iyo caadifadi hoggaamiso.
laablakicid  Fal ka fiirsi la'aan iyo caadifadi hoggaamiso dareemid.
laabmid  eeg laaban¹.
laabnaan  eeg laaban². ld laabnaansho, laabni.
laabnaansho  ld laabnaan.
laabni  ld laabnaan.
laabniin  ld laabid.
laabo  1. (f.g) Wax fidsan ama jilicsan isku soo ceshasho. 2. (f.mg) Jiho loo socday ka weecasho.
laabqarrar  ld laabjeex.
laabqoyan1  Qoray iwm oo aan si fiican u engegin ee lidda ka qoyan. laabqoyan2  Qori iwm wax aan si fiican u engegin ahaansho. laabqoyanaan  eeg laabqoyan². ld laabqoyanaansho.
laabqoyanaansho  ld laabqoyanaan.
laabraac1  U bogid wax loo bogo oo niyadda laga jeclaysto. laabraac2  Wax loo bogo laabta ka raacid, ka jeclaysasho. laabraacid  eeg laabraac².
laabsami  Caloolsami, niyedsami.
laabtaxaw  (c.nafl.) Carjaw yar oo ka lulata lafta sakaarka dhankeeda hoose. ld laabxuunsho, labxo.
laabtuurle  (jool.) Muuqaal dhuleed qaanso u eg oo ka dhasha isa soo cadaadinta dhagxaanta dhulka hostiisa.
laabxuunsho  ld laabtaxaw.
laac1  Muuqaalka guud ee geedaha cagaaran. laac2  1. (f.g) Gacan fidsan wax ku tiigsasho. 2. (f.mg) Ka l.: cunto, cabbitaan iwm deg-deg u dhammaysasho. 3. (f.mg) Naq baxay muuqasho. laacayaal  (bot.) Mid ka mid ah qaybaha ubaxa taas oo samaysa korollaha. Laacayaasha dhirta cayayaanku faxliyey had iyo jeer aad ayey u ifaan, badanaana way udgoonyihiin.
laacdamid  eeg laacdan². ld laactamid.
page : 2 of 46
< 1 2 3 4 5 6 7 > >>