Ereyga Maanta: fullaacsan
maadin  eeg maadi. ld maadis, maarin, maaris.
maadis  ld maadin.
maadley  Haweenay shaaciro badan.
maadlow  Nin shaaciro badan.
maado  Ka m.: halis iska ilaalid. ld maaro².
maadsasho  eeg maadso.
maadso  Ku m.: qof ku dheeldheelid.
maafoos  Nooc ka kd mid ah libaax badeedka halista ah. ld maanfoos.
maag  1. Daandaansi; gardarro; abyood. 2. ld maagid.
maag1  1. Xad, xuduud. 2. ld maagid. maag2  1. Qof gardarraysasho. 2. Doonid ama damcid. maag3  Wax cabsi dartii uga dheeraansho. maagasho  eeg maago.
maageer1  Deyr wareegsan oo dhagax iwm ka samaysan. ld meegaar¹, waageer¹, weegaar¹. maageer2  Dhagax iwm ku meel ood, meel ku wareejin. ld meegaar², weegar², waageer². maageeran  Ku m.: ood dhagax, iwm wax meel lagu wareejiyey ahaansho. ld maageersan, meegaaran, meegaarsan, waageeran,
maageerasho  eeg maageero. ld meegaarasho, waageerasho, weegaarasho.
maageerid  eeg maageer². ld meegaarid, waageerid, weegaarid.
maageernaan  eeg maageeran. ld maageernaansho, maageersanaan, maageersanaansho.
maageernaansho  ld maageernaan.
maageero  Meel ood dhagax iwm ku wareejisasho. ld meegaaro, waageero, weegaaro.
maageersan  ld maageeran.
maageersanaan  ld maageernaan.
maageersanaansho  ld maageeranaan.
maaggan  1. (f.g) Qof mid kale ku gardaroonaya ahaansho. 2. (f.mg) Qof raba in uu wax sameeyo ahaansho.
maagganaan  eeg maaggan. ld maagganaansho.
maagganaansho  ld maagganaan.
maagid  eeg maag². ld maag¹ (2).
maagid1  eeg maag². ld maag¹ (2). maagma  (jool.) Walax dhalaashan oo laga helo hoosta dhadhaabada adag ee qolofta dhulka, mararka qaarkoodna waaxa la arkaa marka ay folkanaha ka soo baxayso.
page : 2 of 131
< 1 2 3 4 5 6 7 > >>