Ereyga Maanta: liifmid
muunajebin  eeg muunajebi.
muunayn  ld muunadayn.
muunaysan  ld muunadaysan.
muunaysnaan  ld muunadaysnaan.
muunaysnaansho  ld muunadaysnaan.
muunee  ld muunadee.
muuno  ld muunad.
muuq  Bidhaanta ishu aragto. ld muug.
muuq-doori  (riw.) Dad wax matilaya haaneedin, qurxin; turukeyn.
muuqaal1  1. Muug. 2. Waxa la daawado oo dhan sida filinka, masraxiyadda iwm. muuqaal2  (nax.) Qaab muujinaya habdhaca falka oo la xiriira muddada dheer ama gaaban ee falku dhacayo iyo dhammaadshihiisa. muuqaalceli  Ka m.: wax muujin.
muuqaalcelin  eeg muuqaalceli.
muuqad  ld muuqasho.
muuqasho  eeg muuqo. ld muuqad.
muuqo  1. Wax la arki karo noqosho. 2. U m.: wax dhab ahaantiisa mooyaane si kale u arkid ama u fahmid.
muuqsheeg  (baay.) Astaamaha ka muuqan kara noolaha. Astaamahaasi waxay ku xidhanyihiin hiddo-sidihiisa, xidhiidhka shiiqsanaanta ee ka dhexeeya aliiladiisa, iyo laqabsiga hiddo-sidaha degaankiisa.
muurrayn  eeg muurree.
muurree  1. Nafley tiro badan hal mar wada dhaqaaqid. 2. Keli socosho.
muurri  Nafley si ayaar ah u dhutin; heetin.
muurrin  eeg muurri.
muursasho  eeg muurso. ld muudsasho.
muursii  Qof afka wax u gelin si uu u muursado. ld muudsii.
muursiin  eeg muursii. ld muudsiin.
muurso  Adke dhadhan leh oo afka ku dhex jira candhuuf iyo dhaqdhaqaaqa daamanka hoore la liqi karo ka dhigid. ld muudso.
muus1  1. Mindiil daab leh, isku laabanta, oo lagu xiirto. 2. ld moos². muus2  Biyo hoos u gelid. muusaabid  eeg muusaw. ld muusood.
muusannaabid  eeg muusannow².
muusannow1  Qaylo badan oo qof cid u hiilisa ugu yeerto.
page : 130 of 131
<< < 125 126 127 128 129 130 131 >