Ereyga Maanta: tartabo
nacalladoobid  ld nacaladobid.
nacalladow  ld nacaladow.
nacalle  ld nacalad¹.
nacas  Qof caqli yar; doqon; dabbaal.
nacasee  Qof si wax caqli yar ula dhaqmid.
nacaseyn  eeg nacasee.
nacash  1. Ciyaar caruureed la is eryado oo qofka wax eryanaya marka uu taabto ka uu eryanayo uu yiraahdo nacash. 2. ld naxash. Sanduuqa meydka lagu qaado marka qabriga loo wado.
nacasnimo  Nacas ahaansho. ld nacastooyo.
nacasoobid  eeg nacasow.
nacasow  Nacas noqosho.
nacastooyo  ld nacasnimo.
nacayb  Colaad uurka la isugu hayo; nac¹. ld necayb.
nacayn  eeg nacee.
nacdal1  ld nacalad¹. nacdal2  ld nacalad². nacdalid  ld nacaladid.
nacdallee  ld nacaladee.
nacdalleyn  ld nacaladeyn.
nacdalleysan  ld nacaladeysan.
nacdalleysnaan  ld nacaladeysnaan.
nacdalleysnaansho  ld nacaladeysnaan.
nacdiir  Nacayb weyn oo cid loo hayo; nac.
nacee  Cid wax ku dhibid.
nacfi1  1. Wax faa'iido leh. 2. Cunto waxtar leh. ld nafac, nafci. nacfi2  Ku n.: xoolo, qalab iwm si looga faa'iidaysto u adeegsasho. nacfiyid  eeg nacfi².
nacnac1  Macmacaan yaryar udgoon oo la muudsado. nacnac2  Hadal badan oo aan macno lahayn. nacnaclee  Si aan macno lahayn u hadlid.
nacnacleyn  eeg nacnaclee.
page : 10 of 35
<< < 5 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 > >>