Ereyga Maanta: liifmid
nacsii  Cid wax ay rabtay in ay nacdo gayeysiin.
nacsiin  eeg nacsii.
nadaafad  ld nadaafo.
nadaafo  Uskag iyo wasakh la'aan. ld nadaafad.
nadaam  ld nidaam.
nadaam-la'aan  ld nidaamdarro.
nadaamdarro  ld nidaamdarro.
nadaami  ld nidaami.
nadaamin  ld nidaamin.
nadaamla'aan  ld nidaamla'aan.
nadaamsan  ld nidaamsan.
nadaamsanaan  ld nidaamsanaan.
nadaamsanaansho  ld nidaamsanaan.
nadalo  Xirmo qaad ah oo majin ka yar.
nadi  Jeedal yar oo faraska lagu dhufto si uu u dheereeyo; karbaash.
nadiif  1. N. ah: wax aan uskag iyo wasakh lahayn. 2. N. ah: qof aan khayaamo, xaasidnimo iwm lahayn.
nadiifi  Wax uskagga iyo wasakhda ka bi'in.
nadiifin  eeg nadiifi.
nadiifnimo  Nadiif ahaansho.
nadiifoobid  eeg nadiifow.
nadiifow  Qof nadiif noqosho.
nadiifsad  ld nadiifsasho.
nadiifsan  Wax la nadiifiyay ahaansho.
nadiifsanaan  eeg nadiifsan. ld nadiifsanaansho.
nadiifsanaansho  1. eeg nadiifsanow. 2. ld nadiifsanaan.
nadiifsanow  Wax nadiifsan noqosho.
nadiifsasho  eeg nadiifso. ld nadiifsad, nadiifsi.
nadiifsi  ld nadiifsasho.
nadiifso  Wax nadiif ka dhigasho.
nadiyayn  eeg nadiyee.
page : 11 of 35
<< < 6 7 8 9 10 11 12 13 14 15 16 > >>