Ereyga Maanta: maddooyamaddooyo
nuujin  eeg nuuji.
nuun  1. Summad ishkinka badanaa qoorta looga dhigo oo u eg nuunka xuruufta carabiga. 2. ld na'.
nuunaas1  1. Hadal hoos loo yiraahdo oo qof ku muujinayo in aanu wax raalli ka ahayn; gunuunuc. 2. ld nuunaasid. nuunaas2  Wax aanu raalli ka ahayn dartii hadal hoos ugu dhihid (qof). nuunaasid  eeg nuunaas². ld nuunaas¹ (2).
nuuni  Fikrad, cilmi, suugaan iwm curin.
nuunin  eeg nuuni. ld nuunis.
nuunis  ld nuunin.
nuur1  Kaaha ka baxa walax iftiimaysa. nuur2  Walax iftiinta kaah bixin. nuurad1  Maaddo midab cad leh oo laga helo dhagxaan si gaar ah loo gubay, dhismayaashana lagu dhisaa ama lagu caddeeyaa. ld nuuriyad, nuuriyo. nuurad2  (kiim.) Kaalsiyam. nuuradayn  eeg nuuradee. ld nuuriyadayn.
nuuradaysan  Guri iwm wax nuurad marsantahay ahaansho. ld nuuriyadaysan.
nuuradaysnaan  eeg nuuradeysan. ld nuuradaysdnaansho, nuuriyadaysnaan, nuuriyadaysnaa.
nuuradaysnaansho  ld nuuradaysnaan.
nuuradee  Wax nuurad marin. ld nuuriyadee.
nuuradoobid  eeg nuuradow. ld nuuriyadoobid.
nuuradow  Nuurad noqosho (dhagax). ld nuuriyadow.
nuuri  Wax nuur u yeelid.
nuurid  eeg nuur².
nuurin  eeg nuuri.
nuuriyad  ld nuurad¹.
nuuriyadayn  ld nuuradayn.
nuuriyadaysan  ld nuuradaysan.
nuuriyadaysnaan  ld nuuradaysnaan.
nuuriyadaysnaansho  ld nuuradaysnaan.
nuuriyadee  ld nuuradee.
nuuriyadoobid  ld nuuradoobid.
nuuriyadow  ld nuuradow.
page : 34 of 35
<< < 29 30 31 32 33 34 35 >