Ereyga Maanta: fitaaxsanaansho
rummaan1  1. Geedgaab la beero oo caleemo balballaaran, ubax iyo miro macaan oo la cuno leh. 2. Miraha geedka rumaanka. 3. Qof xabsi ku jira oo xukun sugaya. 4. Nooc ka mid ah sariirihii hore oo alwaaxda qurxan oo la xardhay ka samaysan, oo leh rukummo kor u dhaa-dheer. rummaan2  Maro midabkeedu isugu jiro madow guduud iyo caddaan ama garbasaar ama guntiino ahaan loo istic-maalo. rummay   Qori qoyan oo dhirta qaarkeed laga goosto oo ilkaha lagu sifaysto.
rummayan   Wax rummay lagu nadiifiyey ahaansho (ilko).
rummayasho  eeg rummayo.
rummaynaan  eeg rummayan. ld rummaynaansho.
rummaynaansho  ld rummaynaan.
rummayo   Qof rummay ilkaha ku nadiifsasho. ld rum-mayso.
rummaysad  ld rummaysasho.
rummaysan   ld ru-maysan.
rummaysasho  eeg rummayso. ld rummaysad, rummaysi.
rummaysi  ld rummaysasho.
rummayso   ld rum-mayo.
rumoobid  ld rumow.
rumow   Hadal run noqosho.
run  Wax xaqiiqo ah oo la hubo.
run sugid  Awood ka xoroobidda qof kale aad jeceshahay.
rundud1  ld hundhur¹. rundud2   ld hundud²; ld hundhur². rundudid  eeg rundud². ld hundudid.
rundudsan   Qof, wax runduda ahaansho.
rundudsanaan  eeg rundudsan. ld rundudsanaansho.
rundudsanaansho  ld rundudsanaan.
rundudsasho  eeg rundudso.
rundudsi  ld rundudsasho.
rundudso   Ciil iyo murugo darteed gorodda la laallaadin.
rundusdad  ld rundudsasho.
runley   Naag had iyo jeer runta sheegta.
runlow   Nin had iyo jeer runta sheega.
runnimo  Run ahaansho.
page : 37 of 40
<< < 32 33 34 35 36 37 38 39 40 >